Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Ra’iisul wasaare Khayre oo gaaray Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dawlad goboleedka Galmudug.

Khayre ayaa halkaasi waxaa kusoo dhaweeyey madaxweynaha Galmudug, madaxweynaha Koonfur Galbeed, madaxweynaha HirShabelle iyo mas’uuliyiin kale.

Waxaa la filayaa in Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre uu ka qeyb gali wejiga labaad ee shirka madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada uga furmi doono gudaha magaalada Dhuusamareeb.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

108857843_2742308906000226_9042408284691116115_o 108556752_3172727949460483_5154519320724864282_n 108817640_2742309516000165_5751236733569375526_o109304590_1396511207201385_2900733869488464525_n 109731203_1396511323868040_5419812645690036202_n109706735_619490318687609_7146431916555734668_n 107896969_619490172020957_4544323479267633391_n 108556752_619490612020913_8945882395095755845_n 109429996_619490262020948_8151202850379213036_n 109648536_619490102020964_9183968502806874081_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this