Deeq A. Posted July 12, 2020 Hoggaanka saddexda xisbi qaran ee Ucid , Kulmiye iyo Wadani , ayaa maanta kala sixiixday heshiis rasmi ah oo ku saabsan qabsoomidda doorashooyinka isku sidkan ee goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada ee sannadka 2020-ka, oo dhowr jeer horay la isugu khilaafay. Heshiiska laga gaadhay qabsoomidda doorashooyinka ayaa waxaa sixiisay madaxweynaha Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga Klmiye , Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyayaasha xisbiyada Ucid , Eng. Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali-waraabe iyo guddoomiyaha xibiga Wadani , Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), Halkaan Ka Daawo Heshiiska Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites