Sign in to follow this  
Deeq A.

Qaar Ka Mid Ah Madaxda Xisbiyada Dalka Oo Ka Hadlay Suurtagalnimada In Dalka Ay Ka Dhacdo Doorasho La Isla ogol -yahay

Recommended Posts

Deeq A.   
Qaar ka mid ah Madaxda Xisbiyada Dalka oo Muqdisho ku kulmay ayaa ka hadlay suurtagalnimada in dalka ay ka dhacdo doorasho la isla ogol -yahay,iyagoo sidoo kale taageeray shirka Madaxda Maamul Goboleedyada ugu socdka magaalada Dhuusamareeb ee Maamulka Galmudug.

Halkan Ka Daawo Baaqii Ka Soo Baxay Madaxda Xisbiyada Dalka

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this