Deeq A. Posted July 11, 2020 Waxaa goor dhow ka furmay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug shirka wadatashiga madaxda dowlad goboleedyada Dalka. Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) oo ka hadlayay furitaanka shirka ayaa sheegay in ujeeddada gogosha ay u dhigeen ay tahay in madaxweynayaasha dowlad Goboleedyadu ay uga wadatashadaan hannnaan doorasho ee dalka oo xor iyo xalaal ah. Qoor-Qoor ayaa sidoo kale tilmaamay in aysan talada dalku iyaga keliya ku koobnayn balse ay tahay mid baahsan loona baahan yahay wadatashi. View the full article Share this post Link to post Share on other sites