Sign in to follow this  
Deeq A.

Mareykanka: Tirada dadka uu soo ritay cudurka Corona oo si xawliya u kordhaysa +Triadii shalay uu soo ritay

Recommended Posts

Deeq A.   

Mareykanka: Tirada dadka uu soo ritay cudurka Corona oo kor u dhaaftay oo si xawliya u kordhaysa 

usa.jpg

Mareykanka wuxuu diiwaan geliyay in ka badan 3 malyan qof oo uu ku dhacay cudurka Corona guud ahaan dalkaas laga bilaabo tan iyo markii uu dillaacay safmarka, sida laga soo xigtay warbaahinta New York Times iyo NBC.

Warbaahinta NBC ayaa ku warrantay in kiisaska cusub ee la xaqiijiyay shaley oo kaliya ah ay gaareen 46,500.

Mareykanka si weyn ayuu ugu baahay cudurka, kiisaskan ayaa ah kuwii ugu badnaa ee la xaqiijiyo guud ahaan dunida

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this