Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Muwaadin Soomaaliyeed oo dhul boob ka cabanayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Idiris Cumar Teeshow oo haatan dhibane ah ayaa sheegay in dhul uu isagu leeyahay ay heystaan dad u awood sheeganaya, kaas oo ku yaalla magaalada Jowhar, islamarkaana ay maalin ka hor isku dagaaleen ciidamada HirShabelle iyo dadka heysta dhulkaasi.

Teeshow ayaa tilmaamay in dhulkan uu dacwaddiisa la tegay illaa heer maxkamad, loona xukumay, kadib markii la hubiyey dukumintiyadiisa.

Sidoo kale wuxuu baaq u diray madaxda dowladda federaalka iyo kuwa HirShabelle, isaga oo ka codsaday inay soo fara-geliyaan arrintaasi, si uu cadaalad u helo.

Halkaan hoose ka daawo sawirrada:

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/07/teshow.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this