Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Aqalka Sare Oo Dalbaday In Lasoo Marsiiyo Shuruucda Ka Soo Gudba Golaha Shacabka

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa  soo jeediyay in shuruucda golaha shacabka uu ansixiyey la soo marsiiyo aqalka sare sida uu qabo dastuurka,kaddib warsaxaafadeed  kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha golaha aqalka sare ee dalka uu soo saaray maanta.

                                                                 Halkaan Ka Akhriso

1-d2164e87-ef95-4299-8e0d-12c0035c12b3-1.jpg

2-7d328712-705c-4f42-bd0f-6bddb4ef593d-1.jpg

3-b3262f36-4aaa-4f7f-bacb-1cdaa8f775bf-1.jpg

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this