Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxda maamul goboleedyada oo war ka soo saaray shirka Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxda maamul goboleedka dalka ayaa si wadajir ah war uga soo saaray shirka ay 9-bishaan ku yeelanayaan magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.

Qoraalkan ayaa waxaa lagu sheegay in shirkaasi ay uga arrinsan doonaan xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka ee 2020 illaa 2021-ka.

Sidoo kale waxaa warsaxaafadeedka lagu sheegay inay ka tashan doonaan sidii loo qaban lahaa shirweyne ay isugu imaanayaan dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada dalka.

Halkan hoose ka akhriso:-

Maamul

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this