Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Shil diyaaradeed oo ka dhacay garoonka Baardheere

Recommended Posts

Deeq A.   

Diyaarad nooceedu yahay Fokker 50, kuna diiwaan-gahan 5Y WFC5Y-WFC, islamarkaana ay leedahay shirikada Buff Air ayaa maanta  shil Ku gashay garoonka magaalada Baardheere.

Wararka ayaa sheegaya in diyaaradda ay waday shinaxad ay leedahay mid ka mid ah ha’yadaha samafalka ee ka howl-gala magaaladaasi.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in wax khasaare ah uusan ka dhalan shilkaasi diyaaradeed.

Ma cadda illaa iyo hadda waxa sababay shilka, balse saraakiisha laamaha ammaanka ayaa sheegay inay wadaan baaritaano dheeraad ah.

Halkaan hoose ka daawo sawirrada:

WhatsApp-Image-2020-07-05-at-12.52.56-PM-1 1 WhatsApp-Image-2020-07-05-at-12.52.55-PM WhatsApp-Image-2020-07-05-at-12.52.56-PM

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this