Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkii Guddiga Fulinta Ee Xisbiga WADDANI Oo Maanta Qabsoomay+SAWIRRO

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta shir guddoomiyey shirkii fulinta xisbiga oo muddo 4 billood ah aan qabsoomin.
Shirkan ayaa lagaga hadlay Arrimaha qabsoomidda doorashooyinka, xulashada xildhibaannada xisbiga, dar-dar galinta hawlaha xisbiga iyo sidii haweenka iyo bulshada laga tirada badan yahay u heli lahaayeen xuquuqdooda siyaasiga ah ee ka maqan
Sida oo kale waxa la iskaga xog waraystay arrimaha wada hadallada Somaliland iyo Soomaaliya, dib u habaynta qaab dhismeedka xisbiga oo ay ugu horeeyaan dib u habaynta Gobollada iyo garabka Dhallinyarada.
Waxa kale oo la iskaga xog waraystay waxqabadka xisbiga ee muddadii aanay shirarku qabsoomin COVID 19 awgii

IMG-20200705-WA0015-1024x683.jpg IMG-20200705-WA0014-1024x683.jpg IMG-20200705-WA0013-1024x683.jpg IMG-20200705-WA0011-1024x683.jpg IMG-20200705-WA0010.jpg IMG-20200705-WA0007-1024x683.jpg IMG-20200705-WA0000-1024x683.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this