Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaaliya: Duulimaadyada Gudaha oo Si Rasmi Ah u Bilowday

Recommended Posts

Deeq A.   

Duulimaadyada diyaaradaha ee gudaha dalka ayaa maanta si rasmi u furmay, sida uu Goobjoog News u xaqiijiyey mas’uul ka tirsan gedida diyaaradaha ee Aden Cadde International Airport.

Dowladda federaalaka ah ee Soomaaliya ayaa qoraal ka soo baxay todobaadkii hore ku sheegtay in laga bilaabo maanta uu bilaabanayo dulimaadyada, iyada oo sida la qorsheeyey dowlad goboleed kasta ay aadeyso hal duulimaad.

Arrinta joojinta duulimaadyada ayaa waxaa sabab u ahaa Covid 19, waxaana kala go’ay dalka taasi oo saameyn ku yeelatay dad badan.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this