Sign in to follow this  
Deeq A.

Khayre oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey 1-da Luulyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda 1-da Luulyo.

Khayre ayaa shacabka ku guubaabiyay in ay ilaashaadaan taariikhdoodii gobanimo doonka oo astaan u ah geesinimada, go’aan adaygga iyo kartida dadka Soomaaliyeed.

Xuska 1-da Luulyo oo maanta ku beegan ayaa lagu qabtay magaalooyin badan oo ugu horreyso caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this