Saalax

Popular journalist Coldoon released from Somaliland region jail after pressure from EU

Recommended Posts

Saalax   

Degdeg:- Wariye Coldoon oo lasii daayay kadib markii Muuse Biixi EU ay Lacagtii kajareen.

Saturday June 06, 2020 

 

Siidaynta Wariye Coldoon ayaa Timid Kadib markii cadaadis Xoogan beesha Caalamku

image.png.b832e9b7a2bcbe012b1512b7d1d7a7e1.png

 

Waxaa Goordhaw Xabsiga laga Siidaayay Samafale Wariye Abdi maalik muse Coldoon kaas oo Sido Sharciga Baalmarsan Muddo Sanad Iyo Badh ka badan Ugu Xirnaa Xukuumada Col. Muuse Biixi Xabsi Ku yaala magaalada Hargaysa.

Siidaynta Wariye Coldoon ayaa Timid Kadib markii cadaadis Xoogan beesha Caalamku ku saaratay Siideynta Wariyaha, Muuse Biixi Oo isku Dayay inuu ka dhaga Adaygo Soojeedinta Siideynta coldoon Ayaa Loogu hanjabay In Midowga Yurub ka jaran Doono Dhaqaalaha aay Ka helaan.

Dadka soomaaliyeed ayaa Muuse bixi dhowr Mar usoo jeediyay in uu xoriyadiisa Siiyo Coldoon Balse waa uu ka dhaga Adaygay.

HADHWANAAGNEWS.CA

Siidaynta Wariye Coldoon ayaa Timid Kadib markii cadaadis Xoogan beesha Caalamku

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mashallah Madaxweyne Muse Biixi waa ku mahadsanyay cafi u fidintaa lagu sii daayay Coldoon.

Hopefully Coldoon has learned his lesson and will stay away from being a tool for Somaliland's enemies. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Coldoon oo booqday guriga Mudane Faysal Cali Waraabe oo ahaa dadkii ka shaqeeyay in xoriyaddiisa Coldoon dib u helo.

Coldoon said that he is opening a new page. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.