gooni

Wada Tashiga Puntland

Recommended Posts

gooni   

Cadka nalagusoo raacayo ma iska goynaa ilaahow haka dhigin.

Guul baan u rajaynaynaa walaalaheen puntland.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warkan oo BBCSomali aan ka akhriyay waa la yaabay. Hada waa looma ooyaankii isagoo 5 nin oo beesha Bariga Sanaag ah maydkoodii wali dhexyaalo barxadda parlamaanka Puntland loo dhaariyay inu badalo Dhoobo Daareed kursigiisi ku fadhiistay. 

 

WWW.BBC.COM

Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland ayaa sheegay inaysan aqbaleyn wadahadallada dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliloo ay qayb ka ahayn Puntland.

 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa Dr. Gaas oo wali gaas badan sii daynaya. :D 

"Dhulka Maqan" ayay ku soo celiceliyaan in badan. Laakin sidaa maaha arinku. Dhulka inta ay ka sii joogaan ayaa caalamad su'aal saarantay. Ileen Dhul maqan oo hadana lagaa soo durkinaayo sanad walba ka hadal malaha e. :D 

Deni waa ka xishooday inu soo hadal qaado meel aanu xiniinyo u hayn, ka hadalkeeda waa deel qaaf. 

----

 

 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

Suldaanka,

Haaheey, Ina-Gaas madax-kaniini, wali waa riyoonayaa oo waxaan filayaa dhakhtarkii uu kasoo baxsadey ee Upstate New-York kuyaaley wali kuma uu noqon, si uu ugu yaraan uu kiniinkii uu ka qaadan jirey uu uga soo qaato mar hadii aanu iska xaadirineynin oo aanu dib ugu noqoneynin.

Sababta oo ah, Somaliland shantii (5) sanno ee uu xukunka hayey dhul ayey ka xoogeysay ama hadhka cad kaqaadeysay fuleydan is-uruursatey ee Ilma-Dha-bayaco, afkana intaas waa uu ka hadlayey, oo walibana maalin taako dhul ah Somaliland kama qaadin. Oo ku darsoo isaga oo soo arkaya ayaa ciidankiisa lasoo eryan jirey maalin kasta oo ay dagaal lagalaan ciidamadda Somaliland.

Maantana waxa uu lasoo shirtagey faankiisii madhnaa ee ahaa dhul ayaa Majeerteeniya kaga maqan Somaliland, isaga kuwii laga qaadayey intii uu xilka hayey kari waayey in uu soo celiyo.

Markraas ujeedadiisu waa in uu Ina-Deni dagaal lagaga qabsado Garoowe faraha u galiyo. Oo dabadeedna uu yidhaahdo aniga Tukaraq ayaa layga qaadey ee Garoowe layguma dhex kufsan. Taas oo ah sida ku dhici doonta Ina-Deni haduu dagaal uu la galo Somaliland uu u soo qalab qaato.

Sidaas daraateed, Ina-Gaas (ama Ina-Kiniin-liqe) waa nin qaawan oo fuley laga adkaadey ah, oo dabadeed doonaya cid kale oo "ceebta iyo qaawanaanta fuleynimo" ee haysata la qaybsata. Waa intaas waxa uu u jeedaa, ee Majeerteeniya dan weyn kama laha. 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Apophis   
15 hours ago, gooni said:

Cadka nalagusoo raacayo ma iska goynaa ilaahow haka dhigin.

Guul baan u rajaynaynaa walaalaheen puntland.

 

Your “brothers” are ready to liquidate your uncle farmajo.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Diktoore

Gaas waxa laga haya isagoo maamuus madaxweyne sita inu Fatwo/Decree ku yidhi "Hadii aan waxba iska celin wayno waxaan nahay ehelu naar". 

Talaw musheekhta cilmigi Fiqi ga ah baratay maxay ka odhanlahaayeen qof madaxweyne ah oo umadii hogaanka u ahaa ku sheegay inay  "ehelu naar yihiin"? Diintu maxay ka qabtaa? Waa su'aal da waynoo madaxa daalineysee. :D

Ta kale, dhaartii 3 Stooges ee TV'ga ka hor dhaartay umadda Islaamka dhan markhaati ka ahaayeen, ayaguna sharcigu talaw muxu ka qabaa?  

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Suldaanka Beesha Warsangali Suldaan Siciid oo lagu bahdilay madasha wadatashiga maamulka Garoowe. Waxa loo diiday inu microphone ka hadlo, deedna wuu isaga baxay shirka.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
17 hours ago, Suldaanka said:

@goonifaalo ama opinion waxaad ka qabto bal noo sheeg. 

Mise meesha duco ayuunba usoo gashay. :D 

 

Anigu waxaan uga baqayo shirka walaalaheen waan sheegay waana uga duceeyay.

Dumar yaa beri hore ka shiray inay ragga iska reebaan dhibkooda. 

waxay shir gudoomiyihii ku talisay in cadka raggu kusoo raacayo layska gooyo gebigiisaba.

Markii loo sacabiyay oo shirkii lasoo xiri lahaa yaa mid kale tiri hadii la gooyo waxba is badeli maayaan waa isla meeshii, tiina waa loo sacabiyay.

8 hours ago, Apophis said:

Your “brothers” are ready to liquidate your uncle farmajo.

 

Puntland makala jecla adeer madoobe iyo ahlu-suna. 

Waa caro tuur ay farmaajo ka qodonayaan intaas waa inaad fahamtaa intaanay da'daadu sii waynaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   
14 hours ago, Suldaanka said:

Ta kale, dhaartii 3 Stooges ee TV'ga ka hor dhaartay umadda Islaamka dhan markhaati ka ahaayeen, ayaguna sharcigu talaw muxu ka qabaa?  

Suldaanka,

Man, I really miss those "three stooges" of Pirate-land who used to come on the Pirate's TVs on a daily basis, back in 2018 when Tukaraq's skirmishes were the on-going issue of the day, and who then used to lambaste Somaliland. And who also to boot, used say that their vainglorious alleged army will be "liberating" all the way to Burco any minute now. I really missed those three stooges. One really wonders whatever happened to them? :D  

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waar Gooni, maahmaahdaas wax rag loola yimaado maha. Dumar ayaa ku dhex kortay ayaan filayaa. Waar nimanka reer Koonfurka ah dhaqan biis weeyan. Nin wayn oo Garoowe maahmaah aad u xun ku hadlaayay waa maqlaayay. Awoowe Dhaqan 101 in lagu bilaabo waa istaahisha runtii. :D 

 

Odeygii Cali Daacuun ayaa si waadix ah u seefseefay shirka Garoowe. Wuxu yidhi waa madhalays. Rag ay ku soo oodantay siyaasaddii oo jid ay u baxaan la ayaa meesha ka cabanaayay sida Ahmed Karaash yidhi "Shirku waa Cabasho" :D :D 

 

 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

Hi Folks,

I am sure that you guys have heard the old saying that hold that: "There was a mountain that went into a much painful labor and then it was seen for it to give birth to a mouse" sort of saying.

And the reason I said that is because I did recalled that old saw of a saying when I heard what the much talked about "Wadatashi of Puntland" turned out to be in the cold light of the day. Which is essentially a "glorified version of a damp squib".

Moreover, in here attached below is the "final communique of that gab-fest of a grand talk", which in turn is essentially, as our Suldaanka had already alluded to in here, nothing that is higher than a miserable "collection of endless political complains" about FGS, and what beastly sort of thingy those self-serving folks of Villa Somalia have being to the Pirateland's political agenda.

And yet be that as it may, they are still lamentably calling on the same freaking Villa Somalia to "treat" them gently and to be nice to them, as if really the folks who are determined to use at your expense of whatever measly "political muscles" they have on their little limps, can really be persuaded to treat you decently afterwards

No that won't do. And it won't do since such absurd entreaties of calling others to be nice to you will only basically fall on deaf ears in so far as the Villa Somalia's political clique are concern. Hence, I reckon, that, these Pirate-land's political chaps should really have spared their wasted breath in here. Particularly if all they could actually amount to, in the cold of the day, was to beg (literally) the likes of Villa Somalia's political self-regarding non-entities to be "gentle" with them.

Anyway, here is the sorry and the absurd entreaties of the political clique of Pirate-land with all of its "inglorious verbal sentences" being pronounced openly to the general public at large and to the Somalis political world as well. 

Hence, I am sure of it that some of the Pirateland's political clique and the elites of that sort who are in here of SOL will indeed blush excessively, or at least they will swallow hard with much difficulty, when they see finally as to how their much talked about "Grand Political Conference" seemed to actually have turned out to be so much of a "laughable entreaties" intended to beg and to plead for "other's political mercy".

And in particular such entreaties of the kind that is "akin" to the notion of seeing a group of political chancers of the Piratical sort telling another another group of chancers, who in turn live off from what they could get it with the "borrowed muscle" of others (which is the definition of the Villa Somalia's clique): "Please, Sirs, be ever so gentle with us in out here of Pirate-land" (or words to that effect). 

 

 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Never seen a list of Cabasho that long before. :D That was one cabasho for each year of its existence. :D 

 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.