Sign in to follow this  
Deeq A.

KENYA Oo Baajisay Kulan Dhex-mari Lahaa Uhuru Kenyatta Iyo Farmaajo

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Nairobi)-Dawladda Kenya ayaa ku dhowaaqday in uu dib u dhac ku yimid shir hore loo qorsheeyay inay iskugu yimaadaan madaxda dalalka Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya 16-ka bishan aynu ku jirno.

Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibbada Kenya ayaa lagu shaaciyay in shirkaasi uu dib u dhac ku yimid, balse si rasmi ah uma sheegin wasaaradu sababta keentay dib u dhacan.

IMG-20200313-WA0040-718x1024.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this