Che -Guevara

MPs start resigning from presidents HSM and Sheikh Sharif's parties

Recommended Posts

gooni   

Qof kasta wuu akhrin karaa in madaxdeenii hore mustaqbalkoodii siyaasadeed  uu mugdi galay, waana mida keentay inay mundul dib ugu noqdaa iyo qabiilaysi.

Siyaasiyiinta waqooyiga kasoo waxaa u badan rag macquula oo wax ukala saaran yihiin waxaana ceeb ku noqotay sidaan filayo banaanka nagu suga inta shir beeleedkeenu socdo.

Siyaasadda mar walba maslaxadu kama harto waxaa kaloo lagama maarmaan u ah inaad in badan akhriso afkaarta shacabka wax laga iibsanayo.

Waxaa ila fiican inay xisbi waqooyiga soomaaliya u badan  samaystaan oo duriyad ciida-gale iyo waxba aysan ku qornayn waraaqahooda, mar hadii lagasii baxayo hanaanka 4.5

Waan hubaa inay shacbiyad badan heli karaan waana meesha kaliya oo aan soomaalidu tijaabin ilaa maalintii calanka la qaatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Politics and politicians are most corrupted, most disrespected everywhere in the world, but when its this open and in no time at snap of finger and also no shame, hiding or abufsicating...It shows disrespect of the people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.