Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Dumar kale ma caashaqin

Recommended Posts

Kk adiga oo aboowgaa iyo nuuneeydaada haystaba hadaa calaacaleesid maxaan ka sugaa MMA oo wali cidlo qaboow ku dilay iyo Aaliyah oo dadka u ganbanaysay?

Qaboow? Aniga? See camalkaana, abaayadiis. Feynuus weyn ii shidan aniga, see waaye. Dadka shumaca u shidan ayaa barafkaan dilay, ani waaka barmoosay yaaqeey. :D

 

Kuusha haye, Beledweyne iska dhaafee, gees ka gees la ii joogaa, qofteyda meel walbee ka muuqataa nooh. From Baddacas to Bari to Beledweyne to Baardheere to Baraawe ayee iiga muuqataa, dhankaa fiiriyaba iyadaa arkaa. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

Allah maxaa been iyo buturubadha dumar laga badiyey iyaguna u calool jilceen.

 

It appears raggu from time immemorial knew how to talk the talk but lacked the art of walking the walk.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this