Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Dumar kale ma caashaqin

Recommended Posts

Dumar kale ma caashaqin

Hadal dambe kumaan oran

Dooqaagu wuxuu rabo

Kolan deenba kuu galo

Wali diiday kuma oran

 

Dadku wuu dagaalaa

Dabadeed heshiiyaa

Inaad raacdo duul kale

Ma wax loo dulqaataa

Naftaydii diidayoo

Kama daadigaysee

Adaa seegay dowgee

Iga durug walaaleey

 

Haatan dayradaadaa

Ku dadaalayayoo

Ima diirinaysidee

Ogoow dumarku kaa badan

Waan kaa daldoorsaday

Dusha ha iga xaganinee

La dabaalo

La dabaalo caashaqa

 

Waan kaa daldoorsaday

Dusha ha iga xaganinee

La dabaalo

La dabaalo caashaqa

 

Dambi kaama aan gelin

Duleed kagamaan tegin

Hablaha da'daadana

Daandaansi daayoo

Dibnahayga uma furin

 

Adigey daraadaa

Daqaradu ii gaareen

Inaad iiga durugtaa

Ma wax loo dulqaataa

Daruur ii da'aysiyo

Dabeel caafimaad baan

Deeqooy ku moodee

Waxad tahay tu ii daran

 

Haatan dayradaadaa

Ku dadaalayaayoo

Ima diirinayside

Ogoow dumarku kaa badan

Waan kaa daldoorsaday

dusha ha iga xaganinee

La dabaalo

La dabaalo caashaqa

 

Waan kaa daldoorsaday

dusha ha iga xaganinee

La dabaalo

La dabaalo caashaqa

 

Dambiga waxaa dhigay

Wadnahayga doqonkee

Kaa doortay dumarkoo

Aad daryeeli weydoo

Wali daacad kuu qaba

 

Dadbuu ku moodee

Adiguna dad naariyo

Inaad dacalka goysaa

Ma wax loo dulqaataa

Dayaxoo aleeliyo

Waa duulkii suleeqaan

Dadka kaaga soocdee

Waxaad tahay habeen dama

 

Haatan dayradaadaa

Ku dadaalayaayoo

Ima diirinayside

Ogoow dumarku kaa badan

Waan kaa daldoorsaday

dusha ha iga xaganinee

La dabaalo

La dabaalo caashaqa

 

Waan kaa daldoorsaday

dusha ha iga xaganine

La dabaalo

La dabaalo caashaqa

787.gif787.gif787.gif787.gif787.gif787.gif

 

Heestaan ayaan mp3 ka dhageysanoyaa beerka ayaa i jilcay. Waala i taabtay wax [qof] baas soo xasuustay. :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Dambiga waxaa dhigay

Wadnahayga doqonkee

Kaa doortay dumarkoo

Aad daryeeli weydoo

Wali daacad kuu qaba

Aaboo aaboo! Walle si wilicaato caadi aan ahayn aay kuugu qabeesay. :D

 

Two words of advice: Ka Dabaalo. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zafir   

Dumar kale ma caashaqin

Hadal dambe kumaan oran

Dooqaagu wuxuu rabo

Kolan deenba kuu galo

Wali diiday kuma oran

 

Dadku wuu dagaalaa Goes to show not to piss off your woman

Dabadeed heshiiyaa Please, I never seen coconut tree grow mangos. Dude, First, you mess up then you say "way heshiiyaa"?? What kind of sick person are you?

Inaad raacdo duul kale Daauh!

Ma wax loo dulqaataa Grow some glad skin

Naftaydii diidayoo

Kama daadigaysee

Adaa seegay dowgee

Iga durug walaaleey

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ms DD   

I love this song but I didnt know that this was what he was saying. The singer sound confused. Either he wants her or he wants her out of his life. But that is not clear from the song.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faheema.   

Wuu doonayey….

 

Dumar kale ma caashaqin

Hadal dambe kumaan oran

Dooqaagu wuxuu rabo

Kolan deenba kuu galo

Wali diiday kuma oran

 

Way diiday (dropped him like an old jacket potato…that’s just seen a fresh spud)

 

Inaad raacdo duul kale

Ma wax loo dulqaataa

 

Way doontay…(realized the grass wasn’t so akhtar on dhinaca kale)

 

Wuu diiday…

 

Haatan dayradaadaa

Ku dadaalayaayoo

Ima diirinayside

Ogoow dumarku kaa badan

Waan kaa daldoorsaday

dusha ha iga xaganinee

La dabaalo

La dabaalo caashaqa

 

Ouch! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ms DD   

Zuhayla

 

 

So what do you make of this verse?

 

Dambiga waxaa dhigay

Wadnahayga doqonkee

Kaa doortay dumarkoo

Aad daryeeli weydoo

Wali daacad kuu qaba

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

MsD&D,

 

he wants her out of his life, he is saying to her La dabaalo caashaqa meaning...don't let teh door hit ya on your way out.

 

Zuhayla, disected it.

 

Does anyone have a song titled Qofka? Its a man singing about some lady combing her hair, holding a flower..... :D (or was he saying...sida ubax la moodyee?)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faheema.   

Well, I take it he still inlove with her but go'aan buu gaadhay and decided [wisely] to use his head this time rather than his wadno as in the previous smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

^ the lyrics please :D

 

if the search for Qofka was too easy...this one will be harder. Haven't heard this song in ages.

 

Its sung by magool and a drunk dude at some ruwaayad, I cant remmember its name.

 

Lyrics.....Sida dhayman iyo luul........and dhabtaan ku saarayaa...etc etc. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

Interesting lyrics, i never got the meaning of this song. I always thought he was saying go with the flow ...when he says la dabaalo cashaqa.

 

i agree with Ms D&D he does sound confused.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this