Sign in to follow this  
Abtigiis

Cumaroow Jacayloow

Recommended Posts

Abtigiis   

When my relative Cumar, a rich man with phyiscal disability {laangadhe/Jiis},who returned from Saudi Arabia, married a beautiful girl- half his age, the cheeky home boys tried to convince the bride of the worth of the man she has just married. And in unison, they sang:

 

Cumaroow Jacayloow

Jiis Caafimaadoow

Jirro ma aha tiisuye

Kay lacagtu jabisoow

 

Jiddah iyo Sucuudiga

Kii soo jibaaxoow

Sida jeerta wabiyadda

Kii yare janjeedhoow

Jeesto miyaa wax kaa maqan?

 

Jarmalkay ka heeseen

Qaar kuu jibboodoo

Jooharad lamoodbaad

Jeenigeeda haysaa!

Anaguna Jarmaadkaan

Jalaleey ku qaadnaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Salam Aleikum W.W

 

 

Horta ninyahow reer xamarku waxey ku maah-maahaan "Qufac iyo Qosol Midna Ma Qarsoomo" kow dheh...adiguna waxaad ooda isku qaadaba ugu dambeyntii wadada toosan baad kusoo dhacday oo cid walboo garaad leh wey garankartaa in lagu gaaray oo walibana si xun laguu gaaray...ee ina adeer jaceylku xishood malehee waa tuma bilcaanta sidaan kuu wareerisay? anagaa tolkaa ehee bal geberta kaa waashay magaceeda noosoo sheeg aan kuugu tagne inteysan Xeero iyo Fandhaal kala dhicin...amaba aan iraahdo intaadan maryaha nagu xoorin...waadna ogtahay adigoo maryaha dhigtay cid ku eegi karta bani aadamkaba inuusan kujirin. :D

 

 

PS. Waan ogahay waxey yiraahdaan "Doob Dareen Baa Dilay" laakiin anigu dareen igama aha ee waa iga talo illeyn rag saaxiib iyo tol ah beynu nahaye. ;)

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Sheikh Osama;

 

Hadalkaaga waan fahmay. Talo sokeeyana lam diidi karo, balse meel cayiman majirtee waa uun passion inaan sheekooyinkaa ka sheekeeyo. Dhinaca kale dee nin reer leh oo xaalkiisu saxan yahay baan aheye la soco.

 

Nin xeryaha qoxootiga ku gurya noqdana igumaadan ogeyn! :D

 

Sheikh, sheekadani waa dhab oo anigu wixii aan maqlo yaana hayn karin. Taas weeye ceebtaydu.

 

Regardless, who can say no to anything that comes with that spiritual aviatar. Haye, walaal. Waxaanse jirin inaan kuu sheego ilama qumana! WAAN KA BARMOOSAY JACAYLKA!

 

Incidentally, when I was in those games, I like Mohamed Ahmed's:

 

Ka hadh baan lahaa Haween iyo Dhibkoodoo

Horay uga tag baan idhi hayskuba haleeyne

 

Marka aan habeen qudha hurdo nabad u seexdaba

Soow habluhu heesiyo hayaay iima qaadaan

 

Caawana hirkaan dagay ma hudiyo calaydhbaa

Heesihiyo caashaqa maka galay halkaygiiiiii!!

 

Does that give you any clue? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
money   

Thanks Abtigiis. This reminds of guy in our hood who had "quatro bucco) afar dab aa afka looga dhajiyay si af qaloocnimo looga baabi'iyo asoo yar. anyways he went to UK and came back to marry a beautiful girl. Some poor guy stuck in the civil war was in love with the girl though. So he composed a gabay la dhaho afar dabloow ma inantaan arkaybaa iga afeeysan? it was too long and we used to recite it now and then. But I forget the lyrics ...it was 15 years ago.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A&T, heestaasi waxay koley u egtahay heesihii iyo afareydii ilka-casta Dhagax e bal sxb hadii aad wax kahayso afareydii ilka-casta khaasatan kiwii Surwaal, Sharif Laati, Xeedho, iyo ragii lamidka ahaa wax nooga sheeg.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Cobale

:D:D

Waryaa!Waryaa! ceeb baa dhacday. Ninkaan ka hadlayo waad garanaysaa. I am sorry I thought no one would know him. Adigu bal is qeex isku xaafad baynu aheeyne!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cumaroow Jacayloow

Jiis Caafimaadoow

Jirro ma aha tiisuye

Kay lacagtu jabisoow

 

Jiddah iyo Sucuudiga

Kii soo jibaaxoow

Sida jeerta wabiyadda

Kii yare janjeedhoow

Jeesto miyaa wax kaa maqan?

:D:D:D ,,,,,

 

Jirro maaha tiisuye, kay lacagtu jebisow ,, :D

 

Sida jeerta webiyada kii yara janjeedhow ,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^marka hore jacaylow

nin jidbaysan baa tahay

jinkii qays ku dhacay baa

jehadiyo wadnaha iyo

kaa jiiray madaxoo

ku wareershay jaahoo

kaa dhigay janwiid falan

 

^^Couldn’t rest the lyrical harmony there, ina Barow :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Xinn;

 

I actually haven't edited the name of the man and here I see someone who knows him. I am not surprised. Anyone from my hometown could hardly miss it. It was so famous. Laakiin waa inaan hadda kadib is-ilaaliyaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Maanta yare busy baan ahay laakiin i would be glad to relief your burden, adeer soo daa :D

 

A & T,

saaxiib sida kale waad ii fiicantahay soo maaha :D ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Nin hore u yidhi gabay baa i haya miyaad maqashay wuxuu ku hadlay: "Sayidkaan Faraskiiska Marka uus Fardinhaayo....". Just uu gabay ku hayo doesn't mean you will deliver.

 

Adiga anaa mid kuu tirin baan umaleyn maalin dhow. Xinn isaga bareejaan maraynaa! 1-1.

 

EDIT

Maasha-alaah! Wali wax ma hellay xaggaaga?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this