Sign in to follow this  
Deeq A.

Wafdi ka socda XF oo ku wajahan gobolka Gedo

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiye ku xigeenka Gedo, Cismaan Nuur Xaaji ayaa sheegay in maalmaha soo socda wafdi sare oo ka socda dowladda federaalka ay gaari doonaan gobolkaasi.

Xaaji ayaa tilmaamay in xubnaha wafdigaasi uu hoggaamin doono ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, islamarkaana socdaalka uu haatan ku joogo degmada Beledxaawo uu hordhac u yahay safarka wafdigaasi ka socda dowladda dhexe.

Sidoo kale wuxuu kula dardaarmay ciidamada ammaanka inay xoojiyaan amniga, islamarkaana ay isku diyaariyaan soo dhoweynta mas’uuliyiinta.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Cod-Jaamac.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this