Suldaanka

Caruurtii AMISom oo hada schoolka bilaabay.

Recommended Posts

galbeedi   
25 minutes ago, Suldaanka said:

removal of AMISom than to be silence about it and accept it at face value. 

 

I am on the record for removal of these forces who sit inside military barracks by thousands. and doing nothing. They are drawing huge salaries for doing nothing. 

When Was the last time they confronted Al-shabaab?

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, galbeedi said:

I am on the record for removal of these forces who sit inside military barracks by thousands. and doing nothing. They are drawing huge salaries for doing nothing. 

When Was the last time they confronted Al-shabaab?

Exactly. Everyone knows that it is a money making business. In fact, for some countries it is part of the Government Budget i.e. Burundi Gov't takes a cut directly from the soldier's income a sum of money.

So why would a do-no-gooder that still humiliating your cawro (Your daugther, wife mother etc) in the broad daylight, and yet living large with middle-income-country salary. It doesn't make a lot of sense. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Gabadha kasoo toosaysa gidaarka hargaysa marka qoraxdu qabato, oo quruxda badan ee soomaaliyeed, hadana gaajaysan, hadii nin afrikaana lacag gacanta u galiyo ma ingiriis cad bay dhali lahayd aragtidiina?

Waa aqoonyahano waxay karsadeen ceeb ku sheegaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhaqaale   

Somalia is moving forward to a brighter future, no amount of negative energy from bad minded people is going to change that. Farmaajo is the first educated civilian president we have had in 30 years. These issues with Amisom will leave us soon and Somalia will wake up in a new paradise of our own making free from fear and hatred.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   
9 hours ago, gooni said:

Gabadha kasoo toosaysa gidaarka hargaysa marka qoraxdu qabato, oo quruxda badan ee soomaaliyeed, hadana gaajaysan, hadii nin afrikaana lacag gacanta u galiyo ma ingiriis cad bay dhali lahayd aragtidiina?

Waa aqoonyahano waxay karsadeen ceeb ku sheegaya.

Yaa Ina-Gumeed, gabadha hargeysa joogta hadiiba ay jidhkeeda ka ganacsato, oo ah wax uqubo ku ah dalka iyo dadkaba, ma aha gabadh lagu gumeysto dhulkeedii sida ta inanta Soomaaliyeed ah ee Afrikaanka Askarta ah la dul keenay oo ah sida Somalia ka jirta.

Taasna waa farqiga u dhaxeeya, oo ah mid ku timid shakhsi camalkiis oo xun (dantuba ha ugeyse) oo meel ah. Iyo mid ku timid talo xumo ummad ku dhacdey oo meel kale ah.

Taas garashadda gudhan ahi waa ta ku kaliftey in ilaa iyo hadda ay garan la'yihiin, madaxda Somalia, in ay dhulkooda maamulaan oo ay ka taliyaan si aaney "cawradoodu dumarka" ah aaney isu arkin Afrikaan askar ah oo loo soo dhoobey dhulkeedii ay asal u laheyd.

Waa taas ta aanu ka hadleynaa, ama anigu aan ka hadlayaa, yaa nadal, naxli Ina-Gumeedow. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Odweyne

Waxaan ka hadlayaa waa (faqriga) oo ah kan dila wax kastoo sharaftu tahay.

Soomaaliya oo dhana waa ka jiraa saaxiib.

Gob hadaad maqasho waa dal dhisan oo dhaqaale haysta.

Waxaan meesha qaban inaan dumarka soomaalida qaarna ku cayno afrikaan, qaarna ku dhahno labiso oo aqoonsi noo doon, labaduba waa "caar" in la ilaaliyo u baahan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

^^^

Wakaas aqliga kugu jira inta uu le'eg yahay. Sababta oo ah waa aqliga foorara ee is bar-bar dhigey gaajo waxa ay keento oo meel ah, iyo gumeysi lakula dul joogo oo aanad waxba ka qaban karin, oo meel kale ah.

Saaxiib, waxba meesha kuma heysid ee orod oo Gedo arinteeda ka hadal iyo sida kii sheeganayey wadaniyadda Soomaalinimadda ah ee dhabta ah ee Ina-Farmaajo uu maanta isugu xaarey, mar hadii sidii kuwii dagaal oogayaasha ahaa oo kale ee isaga ka horeeyey uu sameeyey. Gaar ahaan mar hadii uu soo kaxaystey Amxaaro injirley oo uu isleeyahay walaalkaaga kugu heysta Gedo hakaaga dhiciyaan gobolkaas.

Taas ka hadal iyo gumeysiga noocaas oo kale ah ee uu Ina-Farmaajo uu u soo horseeday gobolkiisii Gedo ahaa ee uu kasoo jeeday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.