Deeq A. Posted February 2, 2020 Sheekh Xasan Daahir Aweys oo haatan xabsi guri ku ah magaalada Muqdisho ayaa muuqaal uu iska soo duubay uga hadlay xaaladda maamulka Galmudug, gaar ahaan maamullada is barbar yaacaya ee laga dhisay degmooyinka Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo Ugu horreyn wuxuu tilmaamay inay qaldan tahay, sida ay dowladda federaalka u wajahday xalinta khilaafka maamulkaasi oo maalmihii la soo dhaafay ka sii daray. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in reer Galmudug ay yihiin dad firfircoon, islamarkaana aysan qaadaneytn juujuub, sida uu hadalka u dhigay. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/DDDD.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites