Sign in to follow this  
Deeq A.

Shaakir oo ka digay doorashada ka dhaceysa Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxax xukuumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo dhowaan garabka Ahlu Sunna ay madaxweyne u doorteen ayaa ka hadlay xaaladda Galmudug.

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Sheekh Shaakir ayaa waxa looga digay in maanta doorasho lagu qabto magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.

Sidoo kale qoraalka ayaa lagu sheegay in wixii dhibaato ah ee ka dhalata doorashadaasi ay qaadi doonto dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Halkaan hoose ka akhriso:

 shaakir

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this