Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo ka jawaabtay hadalkii Goodax Barre

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (SMN) – Wasiirka Waxbarashada Puntland, Cabdullaahi Maxamed Xassan, ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray Wasiirka Tacliinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre.

Isagoo warbaahinta kula hadlay Garowe, wasiir Xasan ayaa shaaca ka qaadey in hadalkaas uu mas’uuliyad darro yahay.

Madaxda xukuumadda dhexe ayuu ugu baaqay in ay wax ka qabtaan erayadda dooda badan dhaliyey ee Goodax Bare.

Goodax Bare ayaa tilmaamay in ardayda Puntland aan la siin doonin Shahaadada heer Federaal, maadaama maamul goboleedkooda Puntland aysan ka qeyb-gelin Imtixaanaadka dowladda federaalka ah.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this