Sign in to follow this  
Deeq A.

Rugtii Ganacsiga iyo Warshadaha Gobalka Banaadir oo La kala Diray.

Recommended Posts

Deeq A.   

Wareegto ka soo baxaday xafiiska wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Cali Xasan ayaa lagu sheegay in la kala diray  rugta ganacsiga iyo warshadaha ee gobbalka Banaadir.

Qoraalka wasaaradda ka soo baxay ayaa lagu sheegay in maanta oo taariikhdu tahay 25/1/2020 la kala diray rugta ganacsiga iyo warshadaha gobalka Banaadir si dhaqso ahna loo soo magacaabi doono, magacaabistana waxaa ka wadatashan doono wasaaradda gacsiga iyo warshadaha, maamulka gobalka Banaadiir iyo rugta ganacsiga Soomaaliyeed.

Horay ayaa hey’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya waxaa ay xirtay guddoomihii rugta ganacsida iyo warshada gobalka Banaadir iyo ku-xigeenkii, sababo ay ku sheegtay in baaritaanno ay ku socdaan .

Halkaan ka Akhriso:

82926278_175886740174874_3973181847898161152_n.jpg?_nc_cat=103&_nc_eui2=AeG74gU0nAoulcJDQkkrLRDtyM8_N7g1ybQFIgj35WvwDhkkwEDV6q1n9zWX8c9h_hHDddxQ_5L8Xuy4w5-JoD6huWQQdZEy-3aZ09L1oEohHw&_nc_ohc=0OH7uGEsyJYAX9Li_hp&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=f59d34a003b3d85999b92035cdfa5bfc&oe=5E9A844C

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this