Sign in to follow this  
checkmate

Hooyo!

Recommended Posts

Waa run ,, dadka qaar bay noloshooda oo dhami isku yaacdaa oo isku daba meeraysta marka aad waraysatana lagu oranayaa waa agoon ama waa rajo ,,,,,

 

laakiin adiga being this nice and smart way u r living ,,,, i'm sure u r gonna make it ,,,

 

Just keep going on ,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

innaa lillaah wa innaa lillaahi raajicuun. Wiilo macaanto waan ka xumahay arrinkaaga, wax kasto oo qufka u qoran waa inuu ku shukriyaa. Waxaan ku farxsanahay how you turned out to be (inkastoo saas kuu aqaanin), laakiin faktaada hore aa i qancisay.

 

alxamdu lillaah ani laba doodaba wey ii nool yihiin....maba ka fakiri karo nolosheyda is badalka ku dhici lahaay hadii waalidkeyga ilaah iga qaadi lahaay. Qeeradu waa xaq!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Marka hore Mahadi Waxay U sugnaatay Allaha Raxmaanka Ah. Marka Xigana Dhammaantiin Intiina Aan halkan U bartay Magacyadiinna Qoraal Laguma Soo Koobi Karo. Allaah Qayr Iyo Xasanaad Ha idin Wada Siiyo.

 

 

Runtii Waa Xaq Dhimashadu oo Kuligayn Waan Dhimanaynaa Balse Allaah Waxaan Ka Rajaynaynaa Inuu Jannatul Firdowsa Naga Waraabiyo Aamiin Aamiin.

Waxaan Had iyo Jeer Ku Mahadiyaa Allaah waad ogtihiin Wadamadan aynu wada joogno waa meel Fasahaadku ku badan yahay waliba ugu sii daran Qof dhalinyara ah oo Waliba Waalid aan u joogin marka waxaan Allaah ka baryaa Anigoo Muslinimadaydii aan La imid Haysta inuu Dhulkaygii Igu Celiyo. Aamiin Aamiin Aamiin Dhammaanteen.

 

 

I can't tell u how much I appreciate all ur kindness, Oh I feel so Home thanks.........

 

Wabillaahi Towfiiq:......

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pacifist   

Willo May ALLAH BLESS THEM WITH JANATUL FIRDOS aMIN AND SIS IF EVER YOU NEED ME AM HERE

HUG FROM ME TO YOU. alHAMDULILAH MY MOM IS ALIVE AND WELL BUT MY FATHER (ALLAHU NAXARISO) DIED WHEN I WAS 11. jANATUL FIRDOS ILLAHI AA KA WARABIYO.AMIN

 

gROUP hUG :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Oh I'm speachless dear.

 

 

Thank you sooooo much, aabana Allaah u naxariisto Aamiin, Aamiin....

 

By the way I need my HUG from you....

 

 

Jizaakallaah Yaa Uqti.....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

nice post... wiilo ilaahey ha unaxariisto hooyadaa aamiin...

 

Mothers are what is saving somali ppl. all over the world, in somalia, and in any other countries...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalixa   

wiilo sis

ilaahay barii hooyada iin uu jana fardowsa geliyo biyaheegana ka warabiyo amiin

sis waxan ku leeyahay all the time akhri quraanka for her because as you do it reaches her in the grave as a present and waxa lagu yidhahdaa waxa camalkan khayraka ah kuu soo diray ilmahaagii and it becomes a plight for her to go to heaven, markaa walaalo uu akhri quranka everyday.

sis just keep in mind, everyone wheter young or old, rich or poor ugly or beautiful will go in a dark hole back to his creato where no one can hold him or hide him...so remeber this and stay strong you never know who is next ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

rayaana dear thank you so much, u can't believe how much I appreciate all the kindness and advices that I recieved from all the Sol sis and broth. Thank u Insha Allah I will do that and pray for both of my parents inuu ilaahay u naxariisto Janatul Firdowsana siiyo..Aamiin.

 

Jizaakallaah...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this