Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi Oo Booqasho Ugu Tagay Mujaahid Xasan Ciise Oo Xaalad Caafimaad Loo Dhigay Cusbitaal Gargaar Ee Magaalada Hargeysa.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta booqasho ugu tegay Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland, Mujaahid Xasan Ciise Jaamac oo xaalad caafimaad loo dhigay cusbitaal Gargaar ee magaalada Hargeysa, halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this