Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi Iyo Madaxda Xisbiyadda Mucaaridka Ah Ee WADDANI Iyo UCID Oo Maalinta Barri Ah Kulmaya Iyo Arrimaha Ay Ka Wada-hadlayaan

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Somaliland ayaa la filayaa in uu mar kale la kulmo madaxda xisbiyada mucaaridka oo hore ay madaxtooyada ugu shireen wixii ka danbeeyay xalintii khilaafkii gudida doorashooyinka.

Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Cirro ayaa berri madaxweynaha kala hadli doona sidii loo dhammaystiri lahaa hawlaha qabyada ka ah qabsoomidda doorashada golaha wakiilada oo lagu heshiiyay in sanadkan la qabto.

Guddiga doorashooyinka ayay dhinacyadu isla qaateen in la kala diro balse wali gudida ayaa shaqaynaysa.

Lama oga waxa kasoo bixi doona kulanka oo si wayn loogu dheg-taagayo xili arimaha doorashooyinku ay meel xasaasi ah marayaan, beesha caalamkuna ay dhinacyda ku cadaadinayso in ay doorashada hore u qabtaan khilaafaadkana ka heshiiyaan

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this