Deeq A. Posted January 10, 2020 Kismaayo (SMN) – Madaxweynaha Jubaland, Axmed Madoobe, ayaa wuxuu soo jeediyay in hadal laga gaaro xiriirka liita ee dowladda iyo maamulada. Axmed Madoobe ayaa si gaar ah walaac wuxuu uga muujiyey wadashaqayn la’aanta xukuumadda iyo dowlad goboleedyadda. Tani ayuu tilmaamay in ay saameyn ku yeelatay amniga iyo arrimaha doorashooyinka ee sanadka dambe 2020-ka. Hadalkan ayuu Axmed Madoobe ka sheegay shirka golaha wasiiradda Jubaland oo shalay ka dhacay magaaladda Kismaayo. Dowladda Soomaaliya iyo qaar kamid ah maamul goboleedyadda ayaa waxaa nan ka dhaxeynin xiriir wanaagsan, waxaana la digayaa inay sii jirto. View the full article Share this post Link to post Share on other sites