Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Shirkadda Gamuur Oo Wax Soo Saarkeeda Ku Soo Bandhigtay Carwadda Warshadaha Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Carwadda warshadaha Somaliland oo maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb-galay Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biiixi Cabdi, waxaana ka soo qayb-galay warshado wax soo saar oo kala duwan.

Shirkadda Gamuur ayaa Waxa ay wax soo saarkeeda ku soo bandhigtay Carwaddan maanta lagu qabtay Hargeysa, Halkan hoose ka DAAWO warkan oo dhammaystiran

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this