Deeq A. Posted December 25, 2019 Ciidamada ammaanka ayaa maanta lacago been abuur ah iyo raggii waday ku qabtay gudaha degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Saraakiil la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in lacagtaasi oo isugu jirtay Dollar iyo Shilin Soomaali lagu qabtay howlgal laga sameeyey degmadaasi. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in lacagtaan feelsada ah laga keenay dhanka magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Halkan hoose ka dhageos warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/ddd.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites