Sign in to follow this  
Abu-Salman

What Could we Do For this Child? Medics Optimistics If Support Available

Recommended Posts

Madaxa Ururka Caawinta Caruurta Soomaaliyeed ee dhibaateysan oo sheegay in la daweyn karo wiil 8 sano jir ah oo uu dhaawac culus Muqdisho ku soo gaaray/Head of a Somali children charity announces a Heavily Injuried 8 years Child in Muqdisho Could be Treated (Please read contacts below for Donations in your area)

 

 

dhaawaca.th.jpg

dhaqaatiirtaoolatacaala.th.jpg

 

 

 

Dhaawac culus oo Mudisho ku soo gaaray Axmed Maxamed Maxamuud oo 8 sano jir ah

Khamiis, October 08, 2009(HOL): Madaxa Ururka Caawinta Caruurta Soomaaliyeed Cabdi Muuse Maaxaay ayaa shaaca ka qaaday in la daweyn karo wiil 8 sano jir ah oo lagu magacaabo Axmed Maxamed Maxamuud kaasi oo dhawaan uu dhaawac culus ku soo gaaray Magaalada Muqdisho, kaasi oo xabad ka burburisay afka, sanka iyo il.

 

Cabdi Muuse Maaxaay waxaa uu sheegay in wiilkaas oo daaweyn dheer u baahan la daweyn karo haddii buu yiri ay dadka Soomaaliyeed dhaqaale u uruuriyaan si loo keeno wadamada horumaray.

 

Cabdi Muuse Maaxaay oo u warramayay Laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da waxaa uu ugu baaqay dadka Soomaaliyeed ee wax heysta, gaar ahaan ganacsatada in ay u gurmadaan wiilkaas, isla markaana ay fududeeyaan in wiilkaas la geeyo dal horumaray oo lagu daweeyo.

 

“Qof kasta oo Soomaali ah oo damqanaya dhibka soo gaaray wiilkan wuxuu bixin karaa wixii uu awoodo, 5$, 10$, 20$, 30$, 50$ iyo wixii kale ee uu awoodo. Ha isdhihin lacag yar oo aad bixiso waxba ma tareyso”ayuu yiri Cabdi Muuse Maaxaay.

 

Cabdi Muuse Maaxaay waxaa uu intaas ku daray in dadka Soomaaliyeed haddii ay arrintan si deg deg ah ugu guntadaan ay saamixi karaan in wiilkan daweyn dibadda ah oo deg deg ah loo helo, wuxuuna caddeeyay in waalida wiilkan oo uu la xiriiray uu u sheegy in ay baasaboor u sameeyaan wiilka iyo qofkii raacaya.

 

 

Hadii aad rabtid inaad caawinaad ka gaysatid arinkaan fadlan la xariir

 

Aabiyo Isse @ 612-298-1044 oo joogta Magaalada Minneapolis MN

 

Hadii aad joogtid Ohio Fadlan la xariir Luul Abdirahman @614-515-1389

 

Hadii joogtid Haddii joogtid Magaalda Nashville Fadlan la xariir Qali Salaad @ 615-554-4398

 

Maryan Hilowle oo joogto Toronto 416-742-3852 Canada

 

Maryan Mahdi Ottawa 613-261-0708

 

Hassan Ali Edmonton 780-965-5093

 

Abdiaziz Shire oo joogo California 619-254-3294

 

 

 

Ama la xariir maaxaay@gmail.com

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

 

 

dhaawaca.th.jpg

dhaqaatiirtaoolatacaala.th.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

I'm trying to check if there's any organizations in the Boston area that help with facial reconstruction (physicians for human rights and other charity organization). I have come across couple, but that they are not benevolent as they would like to portray-still looking around though.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Great, The Mayo Clinic was doing its bit in conjunction with one Minnesota based Somali charity for sanitary evacuations which was celebrated not long ago, I guess it's a win-win (in terms of marketing for that big Hospital/Corporatione)...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^I have get an answer from the above organization. They help with the logistics and are willing to help granted they have medical facility that will do the surgery for free.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^JZKallah khayran for exploring all the available avenues; I believe sanitary evacuation for such children, whether in the West or the more competitive East (much more competitive yet excellent facilities are available in India, Malaysia etc) is also an excellent catalysis for Somali Unity & Solidarity...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this