Deeq A. Posted November 1, 2019 Waxa caawa fiidkii geeriyooday Alle ha u naxariisto taliyihii ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Iimaan Fadal. Marxuumka ayaa mudooyinkii danbaba shaqada uga maqnaa xanuun. Waxana dhamaan maamulka Iyo hawlwadeenada shabakada Qarannews ay tacsi u dirayaa shicibka Somaliland Iyo qoyskii uu ka baxay marxuumku Qaran News Share this post Link to post Share on other sites