Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Gaari Gooking College

Recommended Posts

Waa College Balaadhan oo u’adeegaya Bulshada waynta ree somaliland , Gaari Waxa lagu baran doonaa mid kamida Xirfadaha dunida ugu qaalisan oo ah habka iyo Hanaanka loo sameeyo Noocyada kala duwan ee Cunto karinta.

 

Gaari Cooking College waxa uu kaa caawin doonaa sidaad ku yeelan lahayd xirfad qaali ah, sidaad u samayn lahayd cuntooyinka ugu macaan,waxa sidoo kale gaari cooking college aad ka baran doontaa xirfadaha cunto karinta oo si cilmiyaysan laguugu dhigi doono, taas oo aad kunafaqaynayso, qoyskaaga ubadkaaga, saygaaga/ ama sawjadaada iyo adigoo ku shaqo tagi kara.

 

Gaari Cooking College, Waxa uu la midaysan yahay, lana manhajyahay College ka wayn ee UTALII COOKING COLLEGE, oo ku leh Faracyo kala duwan dunida oo dhan.

 

 

Waxa sidoo kale Gaari Cooking College kuu diyaarinaysaa in aad si cilmiyaysan ku barato Karinta noocyada kala duwan ee Casuumadaha, Falfalada, Xaniidka, iyo cuntooyinka daily-ga ah oo boqolaal nooc oo kala duwan lagu baran doono.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this