Suldaanka

Cheeseman hides in his bunker while people of Beledweyne endure the worst

Recommended Posts

In Somaliland when Cyclone Sagar hit parts of Awdal and Maroodijex coastal areas in 2018, it took the government within 24 hours to mobile aid for the poeple affected by the natural disaster. 

Government officials were on the ground assessing the damage and the President toured the area.

Somaliland Gov't response to Cyclone sagar:

Dd6KV6eU0AAWmJP.jpg.578184c1b4185995f56d2c9aaf47d3a6.jpg

Dd1CZP_V4AIKd0Y.jpg.4a51696065d947e5cbacd7fe7d837bdd.jpg

 

Dd6KVx6UQAEwgVN.jpg.7c256915e9889190efd33d3a2e782014.jpg

 

Dd_IT9uW4AAhNog.jpg.568bc2f1c7ca8727a6d5f25df7375f0e.jpg

 

DeAFg3TVwAAo0OZ.jpg.748ba607db55e30f25dc98549eee6166.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Siyaasad iyo daruuf shacab layskuma qaso walaal.

Helicopter carabu macaawino beri ku gaysay, xniinyo haka dhigan
U gargaar walaalaha intaad ka geli karto

Teeda kale
Maamulka hargaysa daadad iyo duufaan dad qaaday waxaa uga dhib badan qaadka oromada oo dhawr bari rabshado joojiyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 hours ago, gooni said:

Siyaasad iyo daruuf shacab layskuma qaso walaal.

Helicopter carabu macaawino beri ku gaysay, xniinyo haka dhigan
U gargaar walaalaha intaad ka geli karto

Siyaaddu waa kasbashadda shacabka, oo adeegu kaw ka yahay, oo daruufta ood la qaybsataa qayb ka tahay.

Daruuftuna waa fursad kala soocda dadka, ninka ragga ah fursada waa ka soo dhalaala oo magac iyo maamus ayu ku helaa. Kan doqonka ahna ceeb ayaa ka raacda, dayaca iyo darxumoda uu dugsananaayo. 

Xataa hadii ay tahay dayaarad UAE leeday, waxay 100% ka fiAricantay in sida Cheeseman Villa Amisom hoosta ka soo xidhadato. 

Waa kii Abiye Axmed sidii yahay xaaskiisa oo kale intu Cheeseman diyaaradda Ethiopian Airline saartay ka dagay Kenya, bal maxaa u diiday in Ciidanka Ethiopia helicaptor ka baryo? 

Arinka ah Jaadka waa masiibo Soomaali kasta haysta, wax u gaaraa Somaliland maha. Somaliland waxay kala midtay gobolka from Yemen, Djibouti, Ethiopia, Somalia and Somaliland.

Mida kale ma noo sheegi karta sababta Mirooga toos uga soo duulo Nairobi, halka dadka shacabka ah lagu bahdilo Wajeer? Jaad aad lacagsiisanayso oo lagu bahdilaayo macnaheeda noo sheeg?

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Suldaan Ugaas

Ninyahow
Iima muuqato sabab laysuga ag sawiro oday imaaraad ku awr kacsanayay iyo masiibada baladweyne

Dawladda muqdisho ma dadaal yara ilaa iyo intii tabaru dhigto wayna muuqataa.

Waxaase muhiimadda ugu wayn tahay inaan isu gargaarno oo maydka la aaso ayadoon la eegayn dhanka siyaasadda.

Tan kale soomaalidu ku dhaqan ma'ahan aadanaha kale

Ayadoo godkii la kor taaganyahay maydka lagu aasi lahaa yaa waxaa laga yaabaa inay isku qabsadaan dhankii loo jeedin lahaa.

Ayagoo tahriib ku jira bay ilmo ku dhalayaan doontii korkeeda ma sugayaan ilaa bari-amaanka tagayaan

Xididka laysku rimiyo kaligiis yaa u nool intii kale waa ka dhinteen
Kii baqdinta, mugdiga, damiirka iwm.

Ninyahow aqoontaadoo kale hadaan leeyahay dadka wax badan yaan u faa'iidayn lahaa

Waxaad samaysaa talo ahaan dadka Australia kula jooga ka aruuri xoogaa gargaar ahaana ayadaa ku anfacaysa aakhiro iyo aduun

Markii la dhinto la oran maayo reer oodweyne gooni ha u baxaan ama muse biixi diyaarad la raac, qof walba naftiisaa la xisaabinayaa ka faa'iidayso fursadaan oo wax hor-marso.

Tan qaadka 
Koonfurta hadii laga joojiyo waxaa dhici karta in dad badan dhinto oo xabad bilaabato
Halka reer waqooyigu hadalkoodu badanayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xamarawi   
On 10/30/2019 at 7:42 PM, Suldaanka said:

 

 

Cheesmab used the money for facebook trolls and bribing ( his wife stole the rest), hence why there is no response. He has bankrupted the state coffers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.