Sign in to follow this  
Deeq A.

Jeesow oo soo dhoweeyey xayiraada la saaray Kismaayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Kismaayo (SMN) – Xildhibaan Daahir Amiin (Jeesow) oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa soo dhoweeyey xayiraada dhanka hawada oo ay dowladda Soomaaliya ku soo rogtay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland.

Jeesow ayaa sidoo kale sheegay in uu dowladda ku taageerayo go’aankii ay ku joojisay diyaaraddii siday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Waxa kale uu tilmaamay in Sheekh Shariif uu doonayey in uu ka qeyb galo caleema saarka Axmed Madoobe, si uu ugu noqdo garab iyo gaashaan.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/09/cod-cabdiqani-.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this