Sign in to follow this  
Deeq A.

“Shaqaale Dawladdeed Lama Eryi Karo…” Warbaahinta Su’aalo Kulul Ka Waydiisay Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Hay’adda shaqaalaha Dawladda Somaliland Farxaan Aadan Haybe oo maanta kulan la yeeshay golaha wakiillada Somaliland ayaa warbaahintu su’aalo kala duwan ka waydiiyeen shaqaale dawladdeed oo ay hay’addo ka tirsan xukuumadda Somaliland caydhiyeen iyo wareejinta hawadda Somaliland ee ay la wareegtay Soomaaliya iyo xiligii uu wasiirka ka ahaa wasaaradda duulista, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this