Sign in to follow this  
Deeq A.

Midowga Yurub oo DFS u tababaray saraakiil cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Saraakiil ka tirsan Midowga Yurub oo ku sugan Muqdisho ayaa tababar siiyey xubno ka tirsan kumaandooska Soomaaliya ee loo yaqaano Danab.

Askarta tababarta la siiyey ayaa ah qeybtii afaraad, sidda lagu sheegay war qoraal ah oo kaasoo baxay EU-da oo nuqul kamid ah lasoo gaarsiiyey idaacadda Shabelle.

“Waxaan barnay sidda meelaha fog-fog wax looga liisho iyo farsamooyin kale oo looga baahan yaahy ciidamadda,” ayaa lagu yiri bayaanka.

Ciidamada dowlada federaalka oo tababaro ka hela reer Galbeedka ayaa haatan howlgalo kawada gobolada qaar ee waddanka.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this