Sign in to follow this  
Deeq A.

Cod Sir Ah: “Huunadii Ayaanu Dib Ugu Soo Noqonaynaa…” Taliyihii Ka Goostay Ciidanka Somaliland Oo Khashifay Dhacdo Cajiib Ah Iyo Fadeexad Uu Kala Kulmay Maamulka Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Cod lagu faafiyay warbaahinta ayaa muujinaya in taliyihii dhawaan ka goostay Somaliland ee guutada 93-aad durba ka niyad jabsan yahay Puntland.

Codka ayaa muujinaya in uu warbixin siinayo qurbejoogta beeshiisa, waxaanu arrimo kala duwan ka sheegay degaannada beeshiisa iyo guud ahaan Somaliland iyo Puntland, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this