Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo guddi u magacaabay furista waddooyinka xiran.

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa magacaabay guddiga dib-u furista wadooyinka xiran ee magaalada Muqdisho taas oo ay baahi weyn u qabaan shacabka caasimada.

Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir Mohamed Tuulah ayaa waxaa uu guddoomiye u yahay guddigaan oo ka kooban 7 Xubnood ayna kujiraan saraakiil ciidan.

AKRHISO

Magacaabay.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLANDPOST

The post Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo guddi u magacaabay furista waddooyinka xiran. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this