Suldaanka

President Deni "We will seek peace with Somaliland and settle disputes over the table"

Recommended Posts

gooni   
8 hours ago, Suldaanka said:

Wada hadalka Somaliland iyo Somalia, Garowe waxa wakiil ka ah Mogadishu. Miiska wada hadalkana Garowe ma soo fadhiisan doonto. 

Kolka nin og waxa soo socda, inu hadlo waa ku khasbanyay. :D 

 Kolay awood ciidan iyo mid siyaasadeed Garowe kuma ogayn, kolka mar walba waxay u dabranyihiin siyaasadda Hargeisa qaadato. Hada Hargeisa waxay ugu baaqday Garoowe in nabad lagu soo dabaalo, Garoowe waa ogolaatay nabadda. 

Laakin taa macnaheedu maha siyaasadda Hargeisa is bedeli mayso - when the time is right. 

Suladaan

Qof kula doodi kara ma jiro adigaa wadanka suldaan u ah, dadka intiisa badan wayba taageersanyihiin snm marka lagu daro hogaamiyaha puntland

Waxaan kaliya oo aan ra'yigayga ka dhiibtay sida ay iigu muuqato hadalka uu nabadda ku dalbaday.

Boolo xoofto aan dagaal lahayn yaa ka wanaagsanaýd inuu dhaho waalayaal aqalka iigasoo baxa oo aan heshiino.

Waxaan fiirsaday dabbaal‐daggii 21aad ee puntland siiba markay komaandoosta iyo daraawiishtu marayeen waxaan soo xasuustay berigii kacaankii wanaagsanaa.

Waxaasoo ciidana oo guuxooda laga fadhin waayay asagoo haysta maxaa ku kalifay inuu nabad ku baryo gurigiisa dhexdiisa?

Ma caruurtay hilib dalqo ka goynayaan qaboobaha soo socda?

Carab baa labada dhegta wax ugu sheegay oo ku yiri ha is dilina dakedahaan idiin dhisayaaye caqli ayaga ka yimid ma'ahan.

Asna wuxuu faa'iidayaa wadanka qaybtiisuu haystaa si uu uga mid ahaado shareholder'ka,soomaaliya.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, gooni said:

Waxaan fiirsaday dabbaal‐daggii 21aad ee puntland siiba markay komaandoosta iyo daraawiishtu marayeen waxaan soo xasuustay berigii kacaankii wanaagsanaa.

:D

We call it 'Sii soco Soo Soco Dumarka u Faan'. Dadka adiga oo kale oo indho-sarcaad lagu ridayaa. 

Ciidankii Afwayne kolkay runtii isugu tagtay, xaabo ayay noqdeen. Maska ma cuntaa... waxa xidgtay "Muska ma jiidhaa"  - yacni baqdin awgeed. :D 

Hadii aad isleeday wali Garowe awood ayaa ku hadhay, nin maalin jiray ma tihid. Garowe Tukaraq ayay ku fashilantay. 

Waliba Tukaraq waxa Somaliland ka joogay kali ah 10% of Ciidanka gobolka Sool joogay. Intiisa badan Koonfurta iyo Ganbadhe ayay jogeen. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is the right time for Bixi and Dani to sit somewhere even in secrecy and talk things over.

No point two bald men fighting for a comb.

War of choice is always bad. What you take away now will be taken the same tomorrow and what you leave now may be given to you.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.