gooni

Gurmad jubaland "Maya" Gal-mudug

Recommended Posts

Apophis   

 Ninyahow gurmadka generalada ethiopianka farmajo so dirsaday bal ka hadal.

Farmajo ethiopian jecelka intu ka kenay, I suspect he is ethiopian himself and his family

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Gal-mudug waxay ku heshiin wayday madaxweynihii caasimadii iyo meeshuu baarlamaanku ku shaqayn lahaa waana gobolkii lagasoo doortay fiqi

See ku dhici kartaa inuu madoobe ugusoo gurnado? Muxuu xaaf ugu gurman waayay?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Apophis   
11 minutes ago, gooni said:

Gal-mudug waxay ku heshiin wayday madaxweynihii caasimadii iyo meeshuu baarlamaanku ku shaqayn lahaa waana gobolkii lagasoo doortay fiqi

See ku dhici kartaa inuu madoobe ugusoo gurnado? Muxuu xaaf ugu gurman waayay?

Muxu farmajo ethiopia gurmad ugu doontay

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   
12 minutes ago, Apophis said:

Muxu farmajo ethiopia gurmad ugu doontay

Wuxu ugu doontay sidaan filayo inaysan soomaalidu is dlilin.

Adeer axmed ma fiqi yaa badbaadinaya aragtidaada mise kenya?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Dalmar1   
1 hour ago, Apophis said:

Muxu farmajo ethiopia gurmad ugu doontay

Dadkan reer Gedo waa umad munaafiqsan, they will choose Satan himself if it will bring them back their booli qaran days, hence why they are using Cadow Ethiopia to capture for them Kismayo, marka sxb Apophis dont tire yourself with these people, as farmaajo has 1 year left and thereafter he and his folks will become irrelevant once again.

As for Galmudug, its an family affair that is being resolved in Hobyo Conference and for that it doesnt need to waste the time of Siyaasi Fiqi as there is more urgent matter for him that resolves on stopping the shedding the blood of innocent Somali people in Kismayo by Ethiopia army that are being hired by the weak fuley stooge (Farmaajo) that sits temporarily in the Vila Somalia.

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
Apophis   
1 hour ago, Dalmar1 said:

You have hit the nail in the head. They are biggest munafiqs known to Somalis.

They believe Somali history started in 1969 and ended in 1991 and then restarted 2017.

And one day they will accuse other somalis of being ethiopian and the next day they want to sell the whole land and sea to ethiopia.

What madness or sorcery drove anyone to elect farmajo we don’t know but as you said, his time is up.

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
Apophis   
2 hours ago, gooni said:

Wuxu ugu doontay sidaan filayo inaysan soomaalidu is dlilin.

Adeer axmed ma fiqi yaa badbaadinaya aragtidaada mise kenya?

Wale munafiq maxa tahay.

adeer axmed fiiqi waa halyey Somali ah, waa ki shalay shaboleh farmajo coodka siiyay.

Kenyana horta ethiopia way daanta, cadow qarni ka qarni sidi ethiopia ma aha.

Marka iska aqbala ethiopian inad tihin

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Fiqi asagaa caga cad adeer.
Wuxuuna ka yimid federaal aan qaanuunka ku meel gaarka ah waafaqsanayn oo gobol iyo bar laga sameeyay.

Sidaas ay tahayna ama hobyo haku shiraan ama cadaado orod haku yimaadaane muwaafaqo loo aayo keeni maayaan

Waxaan qabaa haday sadex isbaaro qaadaan waa guul wayn oo soomaali usoo hoyatay.

Ama ay isla ogolaadaan teendhadii odoyaashu ku shiri lahaayeen meeshii laga dhisi lahaa, si mar sadexaad loo sameeyo maamul ku meel gaara oo gal-mudug yeelato.

Axmad madoobe nin kastoo kabihiisa ku fariista si aan loo arkin miciin yuu moodayaa sida muuqata waa naf la caari.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.