Deeq A.

War-weyn:Beelaha SSC oo u hanjabay,Luuqad adagna kula hadlay Muuse Biixi,Kornayl Caarre & Ina kaahina…

Recommended Posts

gooni   

Waxaan maqlay hada ka hor waxaa dagaalamay labo jufo oo reer dhagax-buur ah.

Maalintii dambe yaa jufo ka mida kuwii colaadu u dhaxaysay qabatay nin jufadii kale ah, balse way garan waayeen waxay waydiiyeen cidiisa wuxuu u sheegtay sh'ikhaal culumo ah.

Mid colkii ka mid ah yaa waran wadnaha uga dhuftay oo yiri kuwaanaaba nooga daran isaga kaana dhex jira.

Markii naftu kasii baxaysay buu yiri bal in aniga iyo awoowgay la gubay maxaan u sheegtay shkhaal maba ahayne.

Iminka reer laas caanood iyo reer laas qoray hadaan cid u yeeratayba jirin maxay sh'khaal u sheeganayaan?

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
2 hours ago, gooni said:

Iminka reer laas caanood iyo reer laas qoray hadaan cid u yeeratayba jirin maxay sh'khaal u sheeganayaan?

Caqli xumo ayaa hadalkaa ka muuqata. Dhulka uu dagaalku ka socdo ma aha Gedo iyo dhul kale oo labada beelood aad sheegtay dani kaga jirin. Odayaashan sharafta leh waxa ay ka hadlayaan oo ay u dadaalayaan sidii xasilooni ugusoo noqon lahayd deegaankooda iyo jaarkooda. Waxa ay ka talinayaan waa dantooda. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
10 hours ago, Tallaabo said:

Caqli xumo ayaa hadalkaa ka muuqata. Dhulka uu dagaalku ka socdo ma aha Gedo iyo dhul kale oo labada beelood aad sheegtay dani kaga jirin. Odayaashan sharafta leh waxa ay ka hadlayaan oo ay u dadaalayaan sidii xasilooni ugusoo noqon lahayd deegaankooda iyo jaarkooda. Waxa ay ka talinayaan waa dantooda. 

Tilaabo

Reer banuu-haashim ayagaa laga rabaa inay is nabad geliyaan oo aysan dhiigooda xalaalaysan oo wixii ka dhaxeeya ka heshiiyaan.

Nimankaan Ssc hadaad ka maqasho areyga dawladda somaliland waa maxaabiis.

Shaqada la qabto waxay u qaybsantaa sadex

Mid qofku ilaahay u shaqeeyo sida tabliiqa

Mid qofku bariiskiisa iyo kan caruurta uu ku doono

Mid loo diro maxaabiis oo loo tilmaamo wixii ay qaban lahaayeen.

Nimankaan waa maxaabiis lamana sheegin maxaabiis amar siinaysa cidii soo xiratay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.