Suldaanka

Somaliland President on State visit to Rep. of Guinea

Recommended Posts

Barwaaqo   

Holac

Hanayn baan u jeeday, hambalyanna way noqon kartaayoo , qoraalkiisu wuxuu ku aadanaa in uu ku faraxsan yahay Somaliland guusheedda. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Cag-jar waa ku filanyahay soo dhawaynta abtigiis muuse.

Dawlad abey ahmed airport'ka kusii sugo un, yaysan nagu noqon, waxa kaloo dhan mushkilad maleh waa oday soomaaliyeed.

Shacab caadifadaysan oo calanka Gini wata yaa hargaysa kusoo dhaweeyay, laakiin khudbadiisaa mar kale niyad jabisay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Kuwii aan walaalaha ka dhiganaynay yaa na daba taagan kuwo aanan shaqo isku lahayn sida Gini yaa arimaheena afrika dhex geynaya oo wax nala jecel,.!!

Waa erayadii khudbadii biixi xagee maskaxdiisu ka foorartaa waxaa laysku hayo waa midnimo soomaaliyeed marduuf jaad ah oo hadda soo dhacay ma'ahan.

Faysal waraabe aragtidayda waa nin qalbi fiican waligaa dadka si toos ah looma akhriyo 

Khudbadiisa waxaa ka mid ahayd waxaa na daba taagan usc ma'ahan waa reer kooban,oo aan sandwich ka dhigan karno hadaan telefon u dirno walaalaheen.

Beentiis ma'ahan waligiin ma maqasheen madaxdii farnaajo ka horaysay iyo snm oo wax un dhex mareen shar iyo khayr?

Jawaabtu waa maya muhiimada shaqadoodu waxay ahayd inay guryo dhistaan gaara, federaalka iyo gooni goosatadana aan laga xanaajin.

Snm midnimada laysku haysto macnaheedaba ma fahamsana

Usc waxay ku shubteen inay soo wada halgameen, wayna aaminsanyihiin badankoodu in carabta loo midoobo, oo wadanka lakala qaybiyo ilaa man raximulah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I believe this is all just a game. Somalis in general are a sick people in need of a psychologist. Other countries are proud of their borders and develop their land in a teamwork manner. Not Somalis, they are busy pull each other down and making life for the poor as miserable as possible. Not to mention the foundation for this dysfunction is clan racism from Borama to Kismayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 7/6/2019 at 10:05 PM, Suldaanka said:

Somalia's Foreign Minister gets confused and refers to "Galmudug as another country". 

This must be due to the heated exchange he had with the International Community in Xalane just few hours earlier. He is putting a brave face but it surely feels like he has been schooled. 

He spent at length trying to justify their jar-iska-xoor actions and digs himself a deeper hole that Nabar iyo Naxdin won't be able escape from. Specially when the next visit of Mudane Muse Bixi comes around. 

 

 

Somalia's Foreign Minister is said to have been under the influence of Alcohol when he held the press conference above. 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
21 hours ago, Suldaanka said:

 

Somalia's Foreign Minister is said to have been under the influence of Alcohol when he held the press conference above. 

 

 

 

Ninkaanu hadal doq'on buu leeyahay, aragtidayda, qofkana laguma xad gudbo adigoon hubin inuu daawo cabay iyo in kale.

Wasiir cawad waa nin deggan ka fiirsiga hadalkiisuna aad u sareeyo, aqoon fiicana u leh waxa uu ka hadlayo arimaha gudaha iyo tan dibadda labadaba

Balse umaddii soomaalida dàdkii waalnaa kuwii fiyoobaa labaduba Facebook yaa isku si usoo dhaweeyay.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 7/6/2019 at 1:03 PM, Barwaaqo said:

Holac

Hanayn baan u jeeday, hambalyanna way noqon kartaayoo , qoraalkiisu wuxuu ku aadanaa in uu ku faraxsan yahay Somaliland guusheedda. 

He better be.

That is much more beneficial to Kililka than Djibouti. It covers more territory of Kililka. Djibouti trade is not much use for Kililka as one would expect.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
14 minutes ago, gooni said:

Balse umaddii soomaalida dàdkii waalnaa kuwii fiyoobaa labaduba Facebook yaa isku si usoo dhaweeyay.

😂😂

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.