Sign in to follow this  
Deeq A.

Isticmaalka Gaari Gacanka oo ku sii yaraanaya Muqdusho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN ) – Waxaa M/Muqdisho si aad ah ugu sii yaraanaya isticmaalka Gaari Gacanka oo ay Qoysas badan ku tiirsan tahay noloshooda.

Arrimahan ayey Gaari Gacanleydu u sababeeyeen in Bajaajtu ka saartay Suuqa, islamarkaana haatan ay soo wajahday shaqo la’aan xoogan.

Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta 

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/06/war-bixin-sofesane-gaar-gacan_1.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this