Sign in to follow this  
SACAD

yaa buraanbur ii baxaayo?

Recommended Posts

Hibo   

hibooo.......that was nice buranbur girl.....lets see if Sacad can compete with the talented lady ha!!!

 

Sacad hakugu taagnaato dee sxb buraanbur makaseesid lugahaas dhaadheerna makuboodi kartid....so i suggest u let the ladies do their thing

 

no harm intended

1 luv to all my Nomads

 

 

 

------------------

 

 

"The future belongs to those who believe in the beauty of their dreams"

--Eleanor Roosevelt

Share this post


Link to post
Share on other sites
SACAD   

 

ARAWEELO:

 

ahahahahah walaahi waa iga qoslisay qofyahey, ar baraanburkii asalka ahaa aa keentay meesha, kacabso, waaba kabaqay qofyahey. Kaalay yaa kuu sheegay aniga booditaanka inaanan aqoonin... waraa ani waa sameen karaa nooh, booditaanka dhaanto aaka aqaan iyo wilisiqo, lol

 

Alaabtaan fiiri hee adna:

 

ISII HOOBALA, HOOBALA ISII

JAREER MAA TAHAY JILEEC

GABAR MAA TAHAY GAROOB

HIBOOY HARGABKA DAAA

AR HOOSTA XAAKAGA JIRO

 

 

ISII HOOBALA, HOOBALA ISII

CILAANKA MAAN KUU MARSHAA

SARIIRTA MAAN KUGU CUNAA

CAGAARAN MAKU SOO TUSAAA

CASHAR MAAN KUU DHIGAAAA

 

bes yaah.. next time is this:

 

CIYOOWNA MAA KALA TAGNAA

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Waraa Sacad, hana caybeynin nooh. See camalkaa. Bisinkoo. Iyaah, hadii mahaan buraanbur keentey xaa kuu dhiman? Hokey, hokey, I got your game and it is called shirib, not buraanbur. Hokey, here it is for you:

 

mundulood3.gif .

Seeftaa labood hee. And it ain't istunka.

 

Beydaan:

 

Yac. Markii ku bare aa igu jisaree yaah. Soomaali waxee markii horeba dhahdey laga bartey laga badshey, marka igu jisaar hee. smile.gif

 

Haye, aqiyaarta safka soo gala hee intii buraanburka bilaaban waa tanaa:

 

somcb005b.jpg

Gurbaantiin ma wadatiin?

 

Hokey, hokey. Tii buraanbur aqaanin sharax ay ciyaari kartaa.

 

tawakal.jpg

Kan kataarada heesto Sacad miyaa. Baaba Duq waaxid. smile.gif

______________

 

Macsalaama!!

 

[This message has been edited by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar (edited 04-19-2002).]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ashkira   

Hello Nomads,

Goobta waan ka soo daahaye, ka baydha bal.

 

Ka warama midkan la ii tirshay markaan dhashay

 

SULEEQA WEEEYOO, SALUUTAAA, LOO SAARAYAA.

 

SIDII SAALAXA, HOBEE HOO HOO

HOOYADAAA, SUUBAN NOQO.

 

SULEEQAAY, JAWHARAD LA MOODYEEY, ARLADA SAMAAN KU WAAAAAR.

 

ALALALAAA, War Gubaanka,Gurbaanka, Sacabka, Sacabka, WAY WAY WAY Wakaa Wakaaa Wakaa Waa Caraweeelo, waa SACAD Wakaaa wakaaa Wakaa Zika zka zka zka, waa Soul Wakaaa wakaa waa Hibo, Buc buc buc Dhash dhash waa Baydan Uluuuluuulu garbasaraha soo tuura, waa indhodeq, zika zika zika zikaaaaaaa waa LST uluuuuluuuuulul.

 

 

cwm32.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
SACAD   

Ar meesha waa isku dhabaqday, abaaaaaabalah, saaxiibkeey MMA aa keenay abkeey doono oo dhan, abaa balah, waraa sheekada waaba shirib hada kabacdi, nabee igaar raayo maahi minaan shiribkeeyga soo tuuran iyo guuroow boorkakicis.

 

SUG HEE, WAA KANAAYE:

 

DHA DA SHIRIB MINAAN SOO GALO OO

DHUUJO HADALKEYGA DHAF DHAF KASII MAA

DHEESHA WAA LAGU DHABAQTAMAAYE

 

raali ahaada , guuroow oow ahaa kaas.

 

SHIBIB HOO HEE:

 

MINAAD QURBAANTII QASHQASHTEEN, QARANKU HEYDIN QABQABDHEE.

 

shab shab shab shabshab shabshab shab shab. kakud oowsan kugu roogsane, halkaan igaar ah oo murqaha weenleh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buubto   

Iyaaaaaaaaaah ciyaar ayaaba I dhaaftay

 

sacad looooooooooooooooooooooool buraanbur ayaaba u dhaqaaqday kaalay adiga gabdho lee maa kuula dhashay asaa eey buraanbur raaxada kaaga qadeen haye aad adigana la garaacatay lol saan oo kale ma u dheeli kartaa?

pomegranate_1681_111075750

 

Sacad isdiyaar isku day in aad u boodo sideeda oo kale dhaqso hee ---------->

 

Bisin waxaa laga bilaabeeni barako maleh

Bilweyaanoo islaamkuu badbadshaa ee

Waa u baranee allow baaska naga xijaab

 

Wakaa wakaa wakaa waa sacad waa sacad saas waaye saas waaye waa kaa waa sacad ikacay dhiigaa ikacay waa sacad ……….

 

Hablaha somaliyeed waa hablo la yaqaan

Alle heebad ku maneestay iyo qurux aan kala harin

Halkee kaa jiraan hablo ayaa kaa jira

Hadee iyaga aysan aheen dunida qiimo ma lahaan laheen Dadku lama hakradee habluhu waa quruceentii dunida Haadka haadka kiciyay habloo Allow madixiina kor kayeel

 

Waakaa waakaa wakaa goobta baneeyay wac wac wac wac waxbaa ka dhacay saasaan rabaa ikacay dhiigaa ikacay ikacay boqol uu igaraacay wakaa saas waaye saas waaye waa hablaha somaliyeed

 

Waxaa Sharaf iyo amaan mudan raga somaliyeed

Waa niman aqoon toodu duruqsantahay

Ilahay ku maneestay maal & dabci

Waa waliyadii somaliyeed

Allow wiilashayada inoo dhoor

 

Amiin dhaha wakaa wakaa wakaa bac bac bac bac waxbaa ka dhacay waxbaa ka dhacay waa saas waa saas waa raga yaga waakaa wakaa

mashxarada hee uluuuuuuuulu uluuuuuuulu uluuuuuulu

Share this post


Link to post
Share on other sites
SACAD   

 

Buubto:

 

Ar iga tag ha igu buubine, ani maa boodi karo, waa idiin camiraayay nooh, see camal adi. Ala heey ka alle! baraanbur ani ma aqaan waabis lee iga aheyd nooh. lol

 

Qoftaas iga qabo hee saaxiibeey Buubto, habaryartaa eey u egtahay tii yareed. kabax indhaheeda aaba kahelay ciyoowtiiba, ar xagee joogtaa aan kubiibee halmar. Buubto adi durbaan tumoow lee kaasoo haray, bood nooh markaaga aan ku aragnee.

 

SAAXIIBTEEY OO HADA KAHOR NAGUUBAABINEESO BARAANBUR KULAHAA:

 

WIILASHA DHUUDHUUBAN EE DHUUXA SACAD SACIID

WAXEEY ISKU DHAAR SADEEN DHIIG INEEY CABAAN.

 

iga tag taas dhaaxeey dagaal nagu tuurtay, qandho baraanbur badan iga dheh, caadi eeyba noo qooteesay, gala dagaalka oo af carabi ah iga dheh. looooooooool.

 

------------------

Alle Ubaahne

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaber   

Caydiid waamaxay Buraanburkan aad wado?

 

Waar raga ha ceebeyn buraanbur lahayne ka carar meesha Allah ku dooriyinwaaye

 

Waa ninka yidhi sidii dumarkaan u buraanburayaa

 

Walee Waa Aakhiro Al-Zamaankii la sheegi jirey

Share this post


Link to post
Share on other sites
SACAD   

 

Jaber:

 

Saaxiib musqusha naagaha aan kuqaldamay marka hore, aan soo baxayba irida hortee aan ku arkay baando dhoocilo iyo gabdho isku jiro, sidaan ugu shactareenaayay aanba arkay anoo kudhexjiro filmkaan. Marka ha ubixin hada filmka waa dhamaaday after nuuris fii fii.

 

P.S. biishitaan maaha yaah, yac ani waxaas kuma jiro nooh.

 

------------------

Alle Ubaahne

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buubto   

lol@sacad hadaa isha ka tuurtay saxiibteey ayaa ahlu buraanbur aheed dheh ma anaan is oran lol.

 

Sacadoo shaki kuma jiro in lagu saaqay

Hablahaad buraanbur kula haa sawdaa

Sir ma’ahee dheeshu waa mid aan saluugleen

Waa dheel saarka la iskaga tumo

Markii sag sag lasiiyo miirku dagaa

Markii gurbaanka la garaaco dadku sarakacaa

Waa dheel xa saasi ah umada u qashuucday

Fasiraad uma baahna dheeshu subanayaasha

Qura ayaa loo sameeyay

Ragoo goobta gees idinkama

bananee dib u socda

sacadoo dheeshu ka sabar taadi ma ahee. smile.gif

 

wakaa wakaa wakaa way way way way ikacay dhiiga ikacay ikacay boqol uu igaraacay

 

P.s bro no hard feelings just joke.

 

------------------

"Our Lord! forgive us our sins and anything we may have done that transgressed our duty: establish our feet firmly, and help us against those that resist Faith." (3:147)

Share this post


Link to post
Share on other sites
SACAD   

Here I come, too. Yaanan kugu goosan ee kacarar meesha. waa aniga iyo rageygii.

 

 

------------------

Alle Ubaahne

Share this post


Link to post
Share on other sites
SACAD   

Waakuwaan gaari buuxo oo aan kujiro, ciyaal wilisiqo oo hal aanka maqneen iga dheh.

 

reero%20wilisiqo.jpg

 

Sug bal aankasoo dagee dhashiikaha.

 

------------------

Alle Ubaahne

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

SACAD boy u got talent, dont worry about what somalis say, coz many men do hair-dressing this days lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this