Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax Ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaraxa xoogan oo goor dhow ka dhacay xarunta degmada Warta Nabadda ee gobolka Banadir.

Qaraxa oo ismiidaamin ahaa ayaa lagu soo warramayaa in loo adeegsaday Gaari Noah-ah oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa, kaas oo uu waday ruux naftii hore ahaa.

Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay qaraxani, walow aan la xaqiijin karin inta uu la’egyahay.

Xaaladda ayaa haatan kacsan, waxaana goobta sii gaaraya gaadiidka gurmadka deg deg ah iyo Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya.

Wixii soo kordha kala soco Radioshabelle.com

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this