Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamadda Booliska Somaliland Oo Xabsiga Dhigay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada.

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xalay xabsiga u taxaabay Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool, oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland.

49099C56-FF60-45AD-87E2-5E40E5C4621C.jpe

Dhakool ayaa shalay sheegay in maalinta 18 may aanay ahayn maalin Qaran balse ay leedahay beesha dhexe ee Somaliland. Dastuurka Somaliland ayaa dhigayaa in aan la xidhi karin Xildhibaan Baarlamaan ilaa xasaanada uu sito Laga qaado.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this