Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 26, 2007 Another Maki Xaaji Banaadir classic. It is already classic, though new. Ninkaas gacan iyo jilib aan u taagay. Watch it on here. Waa buubaa Baddaa galaa Bacda dhuuqso Baalweynta yaa lagaa boojeyn [isbaareysan] Businesska nuur maleh Ganacsiga biyacabaal maleh Beesadda sarif maleh Baaqa soo celin maleh Kun aa u weyn kun aa u yar Bulshada shiid waaye Dad badan ayaa garan heestaan micnaha ka dambeyso, laakiin dadkii hore ayaa kasaayo wuxuu ula jeedo. Buufiska waxa keeno ayuu ula jeedaa maanta, dalkii yo dalkiiba gadaal loo dhigay, la wada afgambiye. Buufis waxaas keenay, qofkii u adkeysan waaye, siiba dadkii hore magaaladda deganaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted May 26, 2007 Waa buubaa kuyeeno. L0L. Maanta Somali badankeed badda aa lagu xaabiyay 'cept few daba dhilif ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano Geel Posted May 26, 2007 classic, thanks mmA Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted May 27, 2007 MMA adiga meeqo bilood ama sanado aan ka maqnaa meeshaan wili "waabuubaa" iyo " waa balaqanahay" iyo qurafaadkaas maa wili ku qaraabanoosaa qamaam yahoo!!!!! Maka xaaji banaadir saa ugaga danbeysid aanba ka baqay nooh lol.. "kun aa u weyn kun aa u yar" taas been ma ihin........ lol.. magalada aan hada joogo, "Baalweenta yaa lagaa boojeynin" aa kasocoto runtii.. niman meeshaan sidii slaves camal u shaqeynaayaan aa waxaa usoo fadhi fadhiistay abkee bajaq oo milage soo koray oo ka imaadeen mareekan ilaa iyo Ausie oo nin markis iyo baalween dhiig ka keen u imaadeen... War meeshaan bajaqyaal kuwii ahaayeen aa baalween boojees raga kuwada..calaashaan aboo shaax iga dhiib ama fooneeye igee nooh!!! Wareer Badanaa!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted May 27, 2007 "Magalada aan hada joogo, "Baalweenta yaa lagaa boojeynin" aa kasocoto runtii" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted June 1, 2007 ^^^ waa ogtahay waxaan ka hadlaayo nooh qamaam yahoo!! waraa goormaa nagu soo kale fireenee aniga iyo gaaboo?......lol.... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites