Suldaanka

Buurta Sheekh shalay iyo barrierkii la sheegay in la gurtay.. isha macalina.

Recommended Posts

Holac   

Watching the first video gives me a headache. Why are people driving like that on such a narrow road with oncoming traffic completely not visible? No wonder accidents are more frequent.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Wadadu way wanaagsan tahay xaqiiqdii, socodka gaarigu haduu gaaro 80 kmph waa waalli, waana hal khad sii socod iyo soo socodba, mararka qaarna, kuuma muuqan karo gaariga kugu dhaw ama dhanka kale kasoo socda laalaabashada buuraha awgeed.

Balse hawo nadiifa colaad la'aan iyo wax wanaagsan hadii indhahaagu qabtaan waa xasuus fiican.

Mushkiladda gawaarida haysata waxaa ugu wayn labo taariko oo ay ku kala badelaan xuduudka snm samaysatay ayagoo ku ciqaabaya dadweynaha kana dhigaya jamhuuriyad isku filan oo daris la ah jamhuuryad kale. 

Gobolada waqooyigu kama maarmaan koonfurta sinaba,ama dhan kastaba, sida xoolaha nool khudaarta basaboorada badeecada isu socodka dadka caadiga iwm

Waa jamhuuriyad iskeed isku ciqaabtay narka warja lasoo koobo.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Gooni,

Ka daa shaashayta halkan! Jawi  qurux badan iyo hees macaan baa taalee. 

Viva Somaliland.

Buurtii Shar laga-naadi baan shalay ka foofoo, Sheekh iyo ka dhaadhacay Tabcoo... by AHN Mohamed Ahmed.

Buurta Tabco waxay ku taal gobolka Sanaag, Shar laga-naadi   halkay ku taal?

 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

@Barwaaqo

@gooniwaa cadadii ee ceebtii maha. 

15 hours ago, gooni said:

Mushkiladda gawaarida haysata waxaa ugu wayn labo taariko oo ay ku kala badelaan xuduudka snm samaysatay ayagoo ku ciqaabaya dadweynaha kana dhigaya jamhuuriyad isku filan oo daris la ah jamhuuryad kale. 

Gobolada waqooyigu kama maarmaan koonfurta sinaba,ama dhan kastaba, sida xoolaha nool khudaarta basaboorada badeecada isu socodka dadka caadiga iwm

Waa jamhuuriyad iskeed isku ciqaabtay narka warja lasoo koobo.

Khalad ayaa ka fahantay isku filnaanshaha.

Hadii resources laga hadlaayo, horta Somaliland alxamdulilah waa udhanyihiin nimcooyinka ilaahay. Waxa taa u dheer, dadka rer Somaliland oo laba dhagax dhexdood ka dhalin kara nolol fiican. 

Reer Koonfurka kuwooda caqliga gaabka leh ayaa waxay yidhaahdaan "oo moos/muus yaa idin siin doona nooh!". Oo kaalay, muuska ma bilaash ayaa igu siin jirtay sow lacag kuma soo iibsanjirin? Mise Muuska aduunka koonfurta kali ayu ka baxaa? 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 4/5/2019 at 10:51 AM, Holac said:

Watching the first video gives me a headache. Why are people driving like that on such a narrow road with oncoming traffic completely not visible? No wonder accidents are more frequent.

The rest of the road is fairly straight, it is just the Shiekh Pass that twists and turns. But I guess, if you drive more often you get used to it.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Suldaan

Gobolka markaad doonayso inaad eegto dhaqaalihiisa waxaad fiirisaa waxa uu dhoofiyo.

Waxa uu lasoo dego wuxuu kausoo iibsaday wixii uu dhoofiyay ama waxaa lagu qiyaasaa biyo, beero, ama xoolo ku filan gobolkaas.

Gobolada waqooyi waxay ku tiirsan yihiin dhaqaale ahaan labada gobol ee soomaalidu degto ee ka xiga labada dhinac.

Barwaaqo

Gacaliso hadaan sonkor ku siiyay maxaad milixda ku diidaysaa?

Waqooyigu waa dad fiican oo ilaashan kara wixii dawladii hore uga tagtay

Halka koonfurta oo aan kasoo jeedo ay u arkeen hanti uu siyaad barre lahaa boobkuna uu noqday dhaqan fiican ama fujis iyo fiiqis.

Dhanka kale ee milixda oo waa dad meel isku ooday oo meeshaad ka taabato somaliland kasoo baxayso waana cudur aan afrikaanka ku dhicin oo la garan la'yahay meeshuu ka yimid asalkiisu.

Teeda kale ku raaxayso heesta yaanan kaa qasine ama gaari qaado oo lafahaagaba u dalxiis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, gooni said:

Suldaan

Gobolka markaad doonayso inaad eegto dhaqaalihiisa waxaad fiirisaa waxa uu dhoofiyo.

Waxa uu lasoo dego wuxuu kausoo iibsaday wixii uu dhoofiyay ama waxaa lagu qiyaasaa biyo, beero, ama xoolo ku filan gobolkaas.

Gobolada waqooyi waxay ku tiirsan yihiin dhaqaale ahaan labada gobol ee soomaalidu degto ee ka xiga labada dhinac.

 

Awoowe, inaad intan caqli dhaantid ayaan ku moodaayay. 

Awoowe Africa cid horta ka resource badan oo ka biyo badan ma jirto. Laakin maxay dib u dhaca halka ugu hoosaysa uga jirta dhan walba oo loo qiyaaso aduunka? 

It is not about the natural resources, it is about human resources that count most. 

Singapore beero malaha, macdan malaha, petrol malaha, waxa kali ah ee ay leeday waa dad aqoon leh. Waana tan sahashay in inay dhaqaaleheedu noqdo kuwa aduunka ugu sareeya. 

Somaliland 2030 vision is to become self suffient in 3 areas.

1. Education - Somaliland already is a destination for higher education among Somali speaking people. Both in Hargeisa and Borama are teaming with Somalis from other regions.

2. Health - Somaliland aims to become health professional exporter by 2030.  Nurses, Doctors, specialist surgeons, Health Information workers

3. Food  - Somaliland wants to be self feeding nation by 2030. Already one of the largest livestock exporters in the world, exported 3.5 million heads of animals from Berbera Port. Also positioning itself as an export for processed food stables like Flour, Sugar, Camel Milk, already is establishing the largest Flour Mill in East Africa in Berbera and is aiming to export flour to the region.  The largest salt plant in Africa to be built in Berbera. 

Awoowe, this train is moving.

 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.